Blog

Home / Blog

May

13

Howsha shaqo-siinta dhalinyarada waa in laga wada qeybqaataa. Shirkad, hay’ad ama qof kasta rag iyo dumar wuxuu kaalin ka qaadan karaa howshan. Dhalinyarada qalin jebiyey: Waa in ay la yimadaan howl-karnimo, korna u qaadaan awoodooda xirfadeed, isla markaana aysan ku niyadjebin caqabadaha jira. Dhalinyarada haya xilalka sare: Waa inay mudnaata koowaad siiyaan dhalinarada marka ay fursado shaqo ka bannaanaadaan meelaha

Mashruucan wuxuu leeyahay ujeeddooyin loogu talogalay inuu gaaro. Waxaa la dajiyay qorshayaal lagu xaqiijinayo in la gaaro ujeeddooyinka. Qodobada soo socda ayaa ugu waaweyn ujeeddooyinka mashruuca: In dareenka shacabka lagu soo duwo caqabaddaha at dhalinyarada jaamacaddaha ka qallin jabiyey kala kulmaan inay shaqo helaan In lagu dhiirro-galiyo dhinacyada wax shaqaaleysiiya sida shirkadaha, dowladda, NGO-yada, bahda waxbarshada

Waxaa laga yaabaa inaan dhayalsano faa’iidada ay leedahay in dhalinyarada shaqo laga siiyo shirkadaheena. Sababaha soo socda waxay muujinayaan muhiimadda ay leedahay inay shaqaaleysiiyo dhalinyarada. dhalinyarada waxay 70% in ka badan ka yihiin shacabka Soomaaliyeed. Haddii dhalinyarada waxbartay aysan ka qeybgalin dhaqaalaha dalka, waxay taasi la mid tahay inaan 70% xoogga Soomaaliyeed ee shaqeyn lahaa