Xubinnimo

Gabar kasta oo ka qalinjebisay jaamacad ayaa ku biiri karta barnaamijka Fursad, waxaadna ka heleysaa faa’iidooyin badan oo ay ka mid yihiin tababarro, in lag xiriirsiiyo shirkadaha iyo hay’adaha, iyo inaad hesho fursad shaqo.

Adeegyada Fursad waa lacag la’aan.